dhaqaaqidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dhaqaaq². ld dhaqaaq¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dhaqaaqQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Bilaabidda wax taagani ay socod bilaabaan. ld dhaqaaqid.1. Wax taagnaa socod bilaabid. 2. Subag, xayr iwm dhalaalid. 3. Ku d.: Hawl iwm wax ka qabashadeeda bilaabid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0