dhaqaaq
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- Bilaabidda wax taagani ay socod bilaabaan. ld dhaqaaqid.
- 1. Wax taagnaa socod bilaabid. 2. Subag, xayr iwm dhalaalid. 3. Ku d.: Hawl iwm wax ka qabashadeeda bilaabid.
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha: