fuji

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Wax meel ku dheggan rujin. 2. Dharbaaxo f.: qof dhabanaanayn.