dheefsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dheefso. ld dheefsad, dheefsi.
  2. 1. (baay.) Samayska dh. ee borotinnada, duxda iyo waxyaaba kale oo noolayaasha ku jira ee laga samaynayo molikiyuullada iyo walxo kale oo yaryar. 2. (baay.) Wadarta ama isugeynta falgallada kiimikaad ee ka dhex dhaca noolayaasha.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dheefso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Wax dheef ka dhigasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dheefsad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dheefsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dheefsi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dheefsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur