neefsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg neefo. ld neefsad, neefsi.
  2. Dariiqadda dheefsasho ee xayawaanka iyo dhirta taas oo walax orgaanik ah la burburinayo lagana dhigayo walxo sahlan isla markaana tamar la soo saarayo, iyada oo lala kaashanayo molikiyuullo gaar ah oo tamarta qaada oo loo isticmaalo dariiqooyin dheefsasho oo kale. Dhirta iyo xayawaanka badankooda neefsashadu waxay u baahantahay ogsajiin, iyo kaarboon laba ogsaydh oo ah dhammaadka maxsuulka.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

neefsad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld neefsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

neefsi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld neefsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur