dheeree
Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe | Verb Transitive/Intransitive
Macnaha:
- 2 (-reeyay, -raysay) 1. (f.g) Wax dhererkiisa kordhin. 2. (f.g) Wax meel ka fogeyn. 3. (f.mg) Orod ama socod kordin. 4. U dh.: cid waxay qeyb u heshay in ugu darid.
Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe | Verb Transitive/Intransitive
Macnaha: