dheeri

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dheeraad.
  2. ld dheeraan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dheeraad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Wax tiro ama qiyaas la isla ogyahay siyaado ku ah. ld dheeri¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dheeraan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dheer². ld dheeraansho, dheeri².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur