dhergin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhergi. ld dherjin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhergi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Nafley, wax badan oo laga dhergo siin. ld dherji.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dherjin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld dhergin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur