dhexdhexaadin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhexdhexaadi. ld dhexdhexaadis.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhexdhexaadi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Laba dhinac oo wax isku haya u garnaqid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhexdhexaadis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dhexdhexaadin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur