dhiinQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Dheecaan yar, layiig ah, oo ka yimaadda miraha, geedaha, nabarrada iwm 2. Midab aad u guduudan.Miro, geedo, nabar iwm dheecaan ka soo bixid.