dhisme
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- Dhismo shay sida, waddan, mujtamac, ama ururo salkoodu uu yahay, sida hawlaha kala duwan ee ay qabtaan, iyo qalabka loo baahan in lagu fuliyo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

