Qaabnax: m.l.t.
Macnaha:
- ld dhawr¹.
Ereyo la xiriira (1)
Qaabnax: m.l.t
Macnaha:
- Tiro laba ka badan kana yar siddeed. ld dhowr.
- Erey ereyada lammane ah lagu isticmaalo oo 'xannaano'ama 'difaac'micneeya. Tus. “Dhididdh.”, “Hantidh.”
- Wixii waxyeello leh oo dhan.
- 1. Xumo ka ilaalin; xannaanayn. 2. Fiirin; u jeedid; eegid. 3. Sugid; korosho.