dhufsane

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-ayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. 1. (xis.) Tiro ama tibaax la mid ah taranka tiro ama tibaax la isa siiyey iyo tiro ama tibaax kale. Tus. “6 waa dhufsane 2”. 2. Tiro ama tibax isirkeedu yahay tiro la isa siiyay ama tibaax. Tus. “26 waa dhufsane 13”.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur