dhumid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhun.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhun

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-umay, -untay; -umi)

Macnaha:

  1. Wax baadiyoobay ama hallaabay noqosho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur