dibkabe

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-bayaal, m.dh)

Macnaha:

  1. (nax.) Lifaaq kagu dhejiyo sal magac ama fal dhammaadkiisa, yacnii dhiniciisa midig. Tus. “Dukaanle baa illinka furay”.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur