dihin

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-hnaa, -hnayd)

Macnaha:

  1. 1. Wax aan weli la lisin ahaansho (xoolo). 2. Wax aan weli sidii la rabay looga faa'iidaysan ahaansho (dhul). ld dahan.

dahan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-hnaa, -hnayd)

Macnaha:

  1. ld dihin.