khasabQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Dirqinta cid lagu dirqiyo wax aysan raali ka ahayn. 2. Geed bal iyo alammo leh oo toos u baxa oo dheecaankisa sonkorta laga sameeyo.Wax cid ku dirqin.