dufan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Macnaha:

  1. Subag, saliid, xayr, iwm oo wax lagu iidaanto laguna subkado.