reen
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Cod ay samayso hal dhashay marka ay ilmaheeda nuujin la rabto; dunuunuc. 2. Cod ka soo baxa qof sad u buka; jibaad; taah; talal. 3. Dhawaaq weyn oo libaaxu sameeyo. ld riin¹.
- Hal dhashay, qof buka, libaax iwm reen samayn. ld riin².

