duulid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg duul². ld duulis.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

duul

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (baay.) Heer loo isticmaalo kala soocidda noolayaasha, kaas oo ka kooban tiro sinjiyaddoodu ay isku egyihiin ama ay isku dhawyihiin.
  2. 1. Dad aad u badan oo aan la aqoon. 2. Jinni.
  3. 1. Diyaarad, shimbir iwm hawada dhexdeeda marid. 2. Diyaarad iwm ku safrid.
  4. Dad badan in ay dagaal qaadaan u bixid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

duulis

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld duulid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur