eegmo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Daymo; fiiro.

Lamidka: daymo, fiiro

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

daymo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Jeedinta indhaha wax xaggooda loo jeediyo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

fiiro

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Daymo, eegmo. 2. Feker. 3. F. gaar: wax si gaar ah in loo eego loo baahanyahay.