eergQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-gag, m.l)Macnaha:(fiis.) Halbeegga C.G.S. ee tamarta. 1 eerg = 10 juul.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
gQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:(ga') Xarafka toddobaad ee xuruufta afka soomaliga, ahna shibbane.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0