eersasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg eerso. ld eersad, eersi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

eerso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Dhibaato dhacday cid u aanayn. Tus. “Muraayadihii iga jabay Axmed baan u eersanayaa”.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

eersad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld eersasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

eersi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld eersasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur