eersoQaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3Isrogrogga: (-saday, -satay)Macnaha:Dhibaato dhacday cid u aanayn. Tus. “Muraayadihii iga jabay Axmed baan u eersanayaa”.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0