eexoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld eex.Eex ku kicid (cid).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
eexQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Garsoor aan caddaalad lagu fulin oo cid xaqeeda lagu seejiyo. ld eexo¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0