egerQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld igar.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
igarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rro, m.dh)Macnaha:Neef irmaan oo aan ilmo lahayn oo la maalo (oo cucub lagu sasabo loo sameeyey). ld eger.Sac ama hal dhashay si caanihiisa loo wada helo ilmo ka gawricid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0