faafQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Meesha wabiyadu iyo daadadku ku fatahaan. 2. ld faafid.Biyo, cudur, war iwm meel ku baahid. ld faah², faax².Lamidka: faafidSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
faafidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg faaf². ld faaf¹ (2), faah¹, faahid, faax¹ (2), faaxid.Lamidka: faaf, faah, faahid, faax, faaxidSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
faahQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld faaf¹ (2), faafid.ld faaf².Lamidka: faaf, faafidSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
faaxQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Nacas. 2. ld faafid. 3. ld feex.ld faaf².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0