faalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Farsamo loo adeegsado kuul, aleel, turub, dhulxarriiqid iwm oo lagu mala'awaalo wax dhacay ama dhici doona.