fadhin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld fadhiyid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

fadhiyid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. eeg fadhi². ld fadhi¹, fadhin.