suusucQaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine PredicateMacnaha:Caano dhay ka tegey fadhina aan weli gaarin. ld suusac¹.Caano suusuc noqosho. ld suusac².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
suusacQaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine PredicateMacnaha:ld suusuc¹.ld suusuc².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0