fariisasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg fariiso. ld fadhiisad, fadhiisasho, fariisad.

fariiso

Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. 1. (f.g) Salka meel saarid. 2. (f.mg) Dareere garoorid. 3. (f.mg) Ka f.: wax ka joogsasho. ld fadhiiso.

fadhiisad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld fariisasho.

fadhiisasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. ld fariisasho.

fariisad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld fariisasho.