fasaq

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld fasakhid.
  2. ld fasakh².

fasakhid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg fasakh². ld fasakh¹, fasaq¹, fasaqid.

fasakh

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Furidda haweeney laga furo saygeeda isaga oo aan ogeyn ama ka raali ahayn. ld fasakhid.
  2. 1. (f.g) Haweeney saygeeda oo aan ogeyn ama raali ka ahayn furid (qaalli). 2. (f.mg) Dhar iwm liinbixid. ld fasaq².