fashal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Guuldarro. 2. ld fashalid.
  2. 1. Guuldarro la kulmid. 2. ld fashali. ld fashil².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

guuldarro

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Ku fashilmidda dagaal, tartan iwm lagu fashilmo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

fashalid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg fashal². ld fashal¹ (2), fashalaad, fashil¹, fashilaad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

fashali

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Fashal ku ridid. ld fashili.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

fashil

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld fashalid.
  2. ld fashal².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur