fatah

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld fatihid.
  2. 1. (f.g) Wax meel ku jira ka daadin. 2. (f.mg) Ku f.: cid si xisaab la'aan ah wax u siin. 3. (f.mg) Biyo meel ku faafid.

fatihid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg fatah². ld fatah¹.