fig

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld fiq.
  2. (jool.) Meesha fiigan ee buurta, ee ka dul taagan dhulka ku wareegsan ama buurta inteeda kale.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

fiq

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Buurta meesha ugu sarreysa. ld fig.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur