allif

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld allifid.
  2. Maanso, muusiko, figrad cilmiyeed iwm curin.

allifid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg allif². ld allif¹, allifaad (2).