maahsan
Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4
Isrogrogga: (-naa, -nayd)
Macnaha:
- Qof aan fiiro iyo feejegnaan u lahayn goobta uu joogo wax ka dhacaya oo qalbigiisu ku hawlanyahay meel kale ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

