fiirsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg fiirso. ld fiirsad, fiirsi.

fiirso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. 1. Wax meel ka dayasho. 2. U f.: wax si fiican uga fekerid.

fiirsad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld fiirsasho.

fiirsi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld fiirsasho.