fudaydQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Culaysyaraanta wax leeyihiin. 2. Dabci wax ka fiirsasho la'aaneed oo qof ku sifoobo. 3. ld fududaan. Firfircooni.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
firfircooniQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld firfircoonaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
fududaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg fudud. ld fudayd, fudfudayd, fududaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0