fiirus

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (baay.) Noole yaryar oo aan lagu arki karin mikariskoobka caadiga ah oo keena cudurro halis u ah xoolaha, dadka iyo geedaha.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur