fure
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-rayaal, m.l/dh)
Macnaha:
- 1. Qalab bir ah oo qaabab iyo weynaan kala duwan leh oo lagu furo ama lagu xiro qufullada iwm. 2. Xal. 3. Calaamad loo adeegsado tusmada maababka.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

