gaabis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Gaabis ah: socod yaraan. 2. ld gaabin.

Lamidka: gaabin

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gaabin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg gaabi². ld gaabis

Lamidka: gaabi, gaabis

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur