gaabinQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg gaabi². ld gaabisLamidka: gaabi, gaabisSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
gaabiQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Qiyaas dheerer oo intii laga rabay ka gaaban.1. (f.g) Wax dheeraa wax ka dhimid. 2. (f.mg) Aayar u socosho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
gaabisQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Gaabis ah: socod yaraan. 2. ld gaabin.Lamidka: gaabinSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0