gaax

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Caano isgaaray oo candho xoolaad ku baaqday. 2. Wixii waqtigii la soo saari jirey aan la soo saarin ee la urursho oo dib loo dhigo oo dhan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur