galley
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- Geed ka mid ah dalagga la beerto oo leh caleemo balballaaran, dhaadheerna, wuxuuna dhalaa iniino badar oo la cuno lagana miiro saliid; arabbikhi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

