gandoob

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld gantoob.
  2. ld gantoob.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gantoob

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Xijaab ka samaysan kebed ama dermo oo kala qaybiya aqal gudihiisa. 2. Wax la soo gaabshay; aan la dhammaystirin. ld gandoob.
  2. Aqal, derin, maro iwm ku kala qoqobid. ld gandoob.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur