garab

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rbo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Lafta isu haysa karraysta, sararta iyo gacanta. 2. Baalka shimbiraha. 3. Kaalmo af iyo addin leh. 4. Daruura is haysta oo da'aysa.