gasho

Qaabnax: f.g/lg3

Isrogrogga: (-shaday, -shatay)

Macnaha:

  1. 1. (f.g) Wax la fasilay xirasho. 2. (f.g) Wax la tolay xirasho (kabo iwm). 3. (f.lg) Wax gudihiisa, wax ku ridasho. Tus. “Jeebka lacagta gasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur