geddi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Webi, tog, iwm labadooda dhinac mid ka mid ah; daan; geb.
  2. 1. Wax afrogid. 2. Is g.: wax laysku ogaa wax ka baddalan muujin. ld gadd.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

daan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-aaman, m.l)

Macnaha:

  1. Afka labadiisa lafood oo ilkuhu ku yaalliin.
  2. (c.nafl.) Nudo adag oo tiiriyayaal ah, ha ahaadaan laf ama carjaw kuwaas oo sameeya fuqa hoose ee xayawaanka qaarkood, gaar ahaan lafdhabarleyda. Shaqada ugu weyn ee daamanku waxa weeye inay ilkaha ka caawiyaan qaniinyada iyo calaalinta cuntada.
  3. Webi, tog iwm labada dhinac midkood.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

geb

Qaabnax: Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone

Macnaha:

  1. ld gab.
  2. ld gab.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur