geeddi
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Socod meel la degganaa lagaga guuro oo meel ka durugsan laga dego. 2. Dad iyo xoolo guuraya oo aan weli degin. 3. Fogaan gelin socod ah. 4. Xarig dhuuban oo hal mar raro la mariyo. 5. Duub xirig ah, dhuuban oo rarada lagu sameey.
- Guurin, guuri.

